Qodobada ay kawada Hadli doonaan Xasan Sheekh iyo Erdogan oo la shaaciyay

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray dalka Turkiga, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda Turkiga. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan kulan gaar ah la qaato Madaxweynaha dalka Turkiga Rajeb Dayib Erdogan,. waxaa sidoo kale Madaxweynaha la filayaa in uu la … Continue reading Qodobada ay kawada Hadli doonaan Xasan Sheekh iyo Erdogan oo la shaaciyay